Breaking NewsSomali premier leagueSomali youth league.SOMALI YOUTH SOCCERSOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: koobka Astaan Cup oo Magaalada Muqdisho ka furmay

koobka kubada caggta ee Astaan Cup ayaa si rasmi ah kaga furmay Magaalada Muqdisho.

koobkaan waa koob sanadkii laba jeer la qabto,waxa uuna sanakaadn yahay mid aad u adag.

kulankii furitaanka ah waxaa wada ciyaaray Astaansports oo koobka daafacanayso iyo kooxda customer care  oo sanadkaan ku cusub koobkaan.

munaasabadii furitaanka ahayd waxaa waxaa goob joog ahaa xubno ka kala socdo wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo sidoo kale xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta.

sanadkaan waxaa koobka ka qayb qaadanaya lix kooxood oo kala ah Astaanspots Astaanfilms Astaan Ubad Astaan seles Astaan customer care,iyo Astaan TV.

waxaa loo qeebiyay laba Gruop oo kala ah A IYO B.

GROUP A
Astaan Costormer

Astaan Ubad

Astaan Sport

GROUP B

Astaan Films

Astaan Tv

Ataan Scles

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button