Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Astaan Ubad oo guul ku bilaawday koobka astaan Cup 2018.

Tartanka kubada cagta ee Astaan Cup ayaa wali ka socda Magaalada Muqdisho,waxaa shalay kulan aad u adag wada ciyaaray Astaan Ubad iyo customer care.

kulankaan wuxuu ahaa mid aad u adag,waxa ayna ciyaarta ku soo dhamaatay 4-0 oo ay ku badisay kooxda Astaan Ubad.

Astaan Ubad oo ku jirta Gruop A ayaa hada xaqiijisay in ay u soo baxday wareegga xiga koobka.

kulanka ugu danbeeya Gruop-ka A,waxa ay la ciyaari doontaa Astaan Ubad kooxda Astaan Sports oo koobka daafacanayso.

Maanta waxaa wada ciyaari doono Astaan TV iyo Astaan Filmis kulankaan ayaa ah kulan aad u adag.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button