HORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: astaanfilms oo gaartay guushii labaad oo xiriir ah koobka astaan Cup 2018.

taratnka kubada cagta ee Astaan Cup ayaa wali ka socda Magaalada Muqdisho,waxaa shalay kulan aad u adag wada ciyaaray kooxaha kala ah AstaanTV iyo astaanfilms.

kulankaan wuxuu ahaa kulan aad u adag,waxaana la iska dhaliyay 9 gool,xili ciyaarta ay ku soo dhamaatay 6-3 oo ay ku badisay kooxda astaanfilms.

Astaan TV kulankaan wuxuu u ahaa kii kowaad ee ciyaaraan halka kooxda astaanfilms kulankaan u ahaa kii labaad oo ciyaaraan,waxa ay sidaas ku leedahay lix dhibcood,waxa ayna u soo gudbeen wareegga xiga ee koobka.

Galabta waxaa wada ciyaaraya Astaan Sports iyo Astaan Ubad.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button