HORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: kooxda Astaansports oo gaartay guushii ugu horeesay koobka astaan Cup 2018.

waxaa wali ka soconaya Magaalada Muqdisho tartanka kubada cagta astan cup 2018.

kooxda Astaansports ayaa gaartay guushii ugu horeesay koobka,ka dib markii kulankii hore bareejo 2-2 ay soo gahsay.

kooxda Astaasports,waxa ay shalay la ciyaartay kooxda Astaanubad,waxa ayna ku badiyeen 5-1.

kooxda Astaan ubada oo horay u soo baxday ayaa wareegga afar dhamaadka la balansan kooxda astaan seles,sidoo kale astaansports,waxa ay ku beegmi doonta kooxaha kala ah AstaanTV Iyo Astaan Seles kooxdii caawa badisa.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button