2022 FIFA World CupBreaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Waa maxay Ballon d’Or?

Ballon d’Or waa balaalmarin ay bixiso  majalada  France Football, tan iyo sanadkii 1956-kii nikii ugu horeeyay ee ku guuleestay wuxuu ahaa Stanley Matthews.

Waxaa helaayay ciyaartooy  yurub ah ilaa 1995, markii la  ballaariyay inay u furan tahay ciyaaryahan kasta oo ka tirsan kooxda reer Yurub. Laga soo bilaabo 2007 waxaa loo furay aduunka intiisa kale.

Liiska 30-ka qof ee la magacaabay ayaa waxaa soo diyaariya  shaqaalaha tifaftirka ee majaladda Faransiiska, iyada oo ku guuleystey codbixiyayaasha oo ka kala yimid caalamka, iyada oo hal wakiil ka ah xul kasta.

Laga soo bilaabo 2010 ilaa 2015 waxay ku biirtay abaalmarinta Fifa, laakiin way kala qaybsadeen, isla markaana guddiga caalamiga ah ayaa billaabay abaalmarin gaar ah 2016 xiligaas oo ah xiliga ay kala go’een FIFA.

SIDA LOOGU KALA GUULEESTAY?

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button