Breaking NewsHORYAALADASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Astaanfilms oo markii ugu horreesay ku guuleesatay koobka Astaan Cup 2018.

waxaa la soo gabagabeeyay koobka Astaan Cup 2018,waxaa kulankii ugu danbeeyay wada ciyaaray Astaantv iyo astaanfilms.

kulankaan wuxuu ahaa mid aad u adag ,wuxuu ku soo dhamaaday 3-1 oo ay guusha ku raacday kooxda astaanfilms.

Astaantv waa markii labaad oo ay timaado Final islamarkaana ay guuldaro kala kulanto finalkii labaad oo xiriir ah.

ugu dambeentii ciyaarta waxa ay ku soo dhamaatay 3-1 oo ay ku badisay kooxda astaanfilms.

gool dhalinta tartanka waxaa ku guuleestay laacibka astaanfilms Axmed Tulukow,laacibkii ugu fiicnaa waxaa ku guuleestay Maxamed deeq Raage oo ka tirsanaa kooxda Astaansports.

kooxdii ugu aqlaaqada fiicneed waxaa la gudoonsiiyay kooxda Astaan 355.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button