Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Xulka 20 jirada Somaliya oo guul weyn ka gaaray dhigiisa Jabuti,iyo Faysal oo dhaliyya sedexley

xulka kubada cagta 20 jirada Somaliya ayaa gaaray guul muhiim ah,ka dib kulan saaxibtanimo oo ay ku ciyaareen mudo 30 sano ka dib meel ka baxsan Somaliya.

kulankaan wuxuu ka dhacay garoonka Guuleed ee dalka Jabuti wuxuu ku soo dhamaaday kulankaan 4-1 oo ay ku badiyay xulka Somaliya.

goolasha loo yaqaano  sedexley ,waxaa xulka Somaliya u dhaliyay laacibka lagu magacaabo Faysal Axmed,Ayadoo Somaliya goolka kale ka heshay laacibka lagu magacaabo Ismaaciil.

Ugu dambeentii ciyaarta waxa ay ku soo dhamaatay 4-1 uu ku badiyay xulka qaranka Somaliya.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button