Breaking NewsHORYAALADAPremier LeagueSportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Garsoore Mike Dean oo noqday garsoorihii ugu horeeyay ee garsoore ka noqday Premier League ee bixya 100 red cards:

Garsoore Mike Dean ayaa magaciisa ku qoray buugaagta rikoorka isagoo noqday garsoorihii ugu horeeyay ee bixya  100 kaar oo casaan ah kulamada  Premier League ah.

 

Ashley Young ee u ciyaara Manchester United -ayaa noqday ciyaaryahanii uu garsoore Dean siiyay kaarkiisii 100-aad ee guduud ah, markii labaad oo uu 33 jirkaan qaatay jaalihiisii labaad

50 jirkaan ayaa  muddo seddex bilood ah,sugaayaay in uu bixyo kaarkiisii 100-aad isagoo markii ugu danbeysay ee casaan bixiyay uu ahaa  kulankii Burnley ay 2-1 kaga badisay Huddersfield.

Laakiin, 18 sano uu ka shaqeenaayay  Premier League (Nolberto Solano oo Newcastle ah, ayaa ah nikii ugu horeeyay uu garsoore ), “Mike Dean roose uu siiyo.

Garoorayaasha bixiyay roosooyinka ugu badan horyaalka Ingiriiska.

 

Most red cards by Premier League refs
Referee Red cards
Mike Dean 100
Phil Dowd 67
Mike Riley 66
Graham Poll 63
Martin Atkinson 58

 

Kooxaha ugu badan uu Deane siiyay Roosooyinka
Teams Red cards
Chelsea 9
Manchester City 9
Newcastle United 7
Arsenal 6
Stoke City 5
Tottenham 5
West Brom 5
Birmingham 4
Charlton 4
Manchester United 4
Sunderland 4
 

Ciyaaryahanada ugu badan ee qaatay roosooyinka horyaalka Ingiriiska

 

Players he has sent off twice in the Premier League
Andrew Cole
Richard Dunne
Laurent Koscielny
Fernando Torres
Mike Williamson
Ashley Young

 

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button