Breaking NewsHORYAALADAPremier LeagueSportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Mohamed Salah: Weeraryahankan Liverpool oo soo galay liiska ciyaaryahanada ka ciyaara horyaalka Ingriiska ee hal koox u dhaliyo 50 Gool

Weeraryahanka reer Masar Liverpool gool u dhaliyay,ayadoo ciyaarta 10 daqiiqo ka harsantahay iyadoo Liverpool ay ku badisay 3-1 ,ayadoo garaacday kooxda  Southampton, taasoo muhim weyn u ah tartanka horyaalka. Waxay Reds dib ugu soo laabatay hogaanka in kasto Manchester City, ay hal kulan u harsanyahay.

Hase yeeshee hadafka ayaa sidoo kale muhiim u ah guusha horyaalka 2019.

Waxa uu salah Liverpool u dhaliyay goolkii 50-aad ee horyaalka Premier League, islamarkaana noqday ciyaaryahanka ugu dhaqsiyaha badan Anfield ka ciyaara heerkaas deg deg ku gaara xitaa wuxuu garaacay  Fernando Torres.

Haddaba maxaad Salah ayaa sanadkiisa labaad qayb ka noqday dhacdooyinka Premier League?

BBC Sport ayaa fiirineysa tirakoobkiisa iyo sababta uu ugu dhaqsaha badan yahay mid ka mid ah gooldhaliyeyaasha ugu fiican Liverpool soo maray.

Ciyaarayahanada ku qaadatay waqti dheer in ay dhaliyaan 50 ciyaaryaha horyallka ingriiska ayagoo u ciyaaray hal kooxood.

Salah meelaha uu ku kala dhalyay goolasha ugu badan.

Salah ciayaryahanada uu ka helay caawinta ugu badan.

Who has set up the most of Salah’s Premier League goals?
Liverpool team-mate Number of assists
Sadio Mane 7
Roberto Firmino 6
Alex Oxlade-Chamberlain 5
Andrew Robertson 3
Philippe Coutinho 2
Trent Alexander-Arnold 2

‘Needs to show greater longevity’ – analysis

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button