Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

Tartan Gacmeedka ciyaaraha Astaansports oo soo gaaray wareegga wareegga bug baxda,+SAWIRRO.

Tartan gacmeedka ciyaaraha ps4 ee Astaansports ayaa soo gaaray wareegga bug baxda,ayadoo sanadkaan ay ka qaybgalayaan 17-ka degomo ee Gobolka Banaadir,

degmooyinka tartanka ka qaybgalaya waxaa loo qeebiyay afar Gruop oo kala ah A,B,C,D,waxaa wareegga xiga u soo gudbay sideed degmo oo kale.

sideeda degmo ee soo gaaray wareegga xiga waxaa ay kala yihiin,

Hodan oo G-A kaalinta kowaad kaga soo baxday Deyniile oo G-B kaga soo baxday kaalinta labaad Waabari oo kowaad kaga soo baxday Gruop C,Yaaqshid oo kowaad kaga soo baxday B,Shnagaani oo A kaga soo baxday kaalinta labaad iyo Holwadaag oo kaalinta labaad kaga soo baxday gruop C.iyo Cabicasiis oo kaalinta labaad kaga soo baxday Gruop D.

sideeda degmo,waxa ay iskugu dhacen sidan.

Hodan vs Yaaqshid.

Deyniile Vs Shangaani.

Waaberi Vs Wadajir.

Cabdicasiis Vs Holwadaag.

kulamada Bug baxda waxa ay bilaaban doonaa Sabti oo ku beegan 20 -Bisha Ramadan iyo 25-ka bisha May.

Tartanka waxaa taabigalisay sanadkaan Shakir group.

SAWIRKA HOOSE KA EEG SIDA AY DEGMOOYINKA U SOO BAXEEN IYO SIDA AY ISKUGU BEEGMEEN.

 

No photo description available.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button