2022 FIFA World CupBreaking NewsEUROPE LEAGUEHORYAALADASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

Daawo: Xulka kubadda cagta Portugal oo ku guuleestay koobka Yurub UEFA Nations League 2018/2019.+SAWIRRO.

xulka kubadda cagta ee portugal ayaa ku guuleesatay koobka ku cusub qaarada yurub ee loo yaqaano UEFA Nations League 2018/2019.

koobkaan oo ay ka qyabgaleen dhamaan 55’ta wadan ee u diiwaangashay xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA,waxaa loo qeebiyay ilaaya afar Gruop.

xulalka kala ah portugal iyo Netherlands ayaa wada ciyaaray finalka koobkaan,waxa ayna ahayd ciyaar xiiso badan oo ugu dambeentii ku soo dhamaatay 1-0 uu koobka ku qaaday xulka portugal.

Qaybtii hore ee kulankaan wuxuu ku soo dhamaaday 0-0 xulka portugal ayaaa ahaa xulka kubaddaha halista ah sameeyay qaybtii hore ee ciyaarta.

Markii dib la iskugu soo laabtay ciyaartay xulka portugal ayaa helay goolkii kowaad ee ciyaarta,waxaana u dhaliyay Gonçalo Guedes daqiiqadii 60-aad.

xulka Netherlands ayaa wixii xiligaa ka dambeeyay sameesay iskuday gool ay ku dhalin kartay,balse ma ayna noqon ugu dambeentii ciyaarta,waxa ay ku soo dhamaatay 1-0 uu koobka ku qaaday xulka portugal oohoray u difaacanaayay koobka Euro 2016.

xulka kubda cagta ee England ayaa kaalinta sedexaad ka galay,ka dib markii uu gool ku laadyo kaga badiyay xulka Switzerland.

portugal ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee ku guuleestay koobkii ugu horeeyay ee UEFA Nations League  ee markii ugu horeesay qaybtay UEFA.

 

Niyadjabka Dutch – stats

Portugal waa xulkii ugu horeeyay ee Yurub ah oo martigeliya islamarkaana ku guuleysta Finalka tartan weyn tan iyo markii France 3-0 ku garaacday Brazil finalkii Koobka Adduunka 1998.

Netherlands ayaa laga badiyay afar ka mid ah shantii ciyaarood ee ugu dambeeyay tartamada caalamiga ah (seddex jeer Koobka Adduunka, hal mar oo ka mid ah FIFA League).

Goncalo Guedes ayaa si toos ah ugu lug lahaa shan gool sideedii kulan ee ugu danbeysay ee uu u saftay Portugal (seddex gool iyo labo caawin ah).

Ma jiro ciyaaryahan Portugal ah oo si toos ah u gaaray goolasha Bernardo Silva ee xilli ciyaareedkan, seddexdaas waxa uu la mid yahay Cristiano Ronaldo iyo Andre Silva, halka uu sidoo kale caawiye ka ahaa xiddiga reer Portugal gool kale.

Goolkii ugu horeeyay ee Netherlands  laga dhaliyay ciyaarta ayaa yimid daqiiqadii 65aad; markii ugu Portugal tuurtay  14 darbo oo uu furan goosha.

Jasper Cillessen ayaa noqday goolhayaha shanaad ee u safta 50 kulan oo caalami ah oo uu u saftay Netherlands, ka dib Edwin Van Der Sar oo 130 ah, Hans Van Breukelen oo 73 jir ah, Maarten Stekelenburg 58 iyo Gejus Van Der Meulen oo 54 jeer ah.

Netherlands ayaa ku soo bilowday ciyaar isku mid ah oo isku xigta markii ugu horeysay tan iyo bishii October 2014 (Guus Hiddink ayaa ahaa maamulaha xulka.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button