Breaking NewsHORYAALADAS.KALA IIBSIGASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

Man Utd oo dooneysa inay dalab u dirto Aaron Wan-Bissaka

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dalab u soo bandhigto daafaca dambeedka midig ee kooxda C,place Aaron Wan-Bissaka.

Red Devils ayaa la rumeysan yahay inay gaabis ku dhacday dalabkeedii ugu horeeyay ee 35 milyan oo ginni ah ee 21 jirkaan Isniintii,ka gudbisay taasoo lagu daray 15 milyan ginni oo dheeri ah.

Sky Sports News ayaa sheegtay  in United aysan sameynin dalabkii labaad iyo  seddexda , laakiin waxay qorsheynayaan inay sidaas sameeyaan.

Palace ayaa la rumeysan yahay inay doonayso  inta u dhaxeysa £ 45m iyo £ 50m oo loogu talagalay ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England, kaasoo hal xilli ciyaareed oo buuxa kubada cagta si fiican u ciyaari.

Tababaraha xulka England 21 jirda  Aidy Boothroyd ayaa qiray shalayto in madaxa kooxda ay sheegeen in  Wan-Bissaka uu helay  xiisaha United.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button