Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Tartan kubadda cagta ah oo muddo ka socday xaafada Towfiiq oo shalay la soo gabagabeeyay.

Taratan kubadda cagta ah oo bishii barakaysaneed ka bilaawday garoonka jaayga ee xaafada towfiiq ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay garoonka ku yaalo irirdka hore ee garoonka Stiom Muqdisho.

kulankii finalka ahaa waxaa iskaga soo horyimid koooxaha kalaha Miisaanka FC iyo kooxda  Q.Barwaaqo ,waxa ayna soo bandhigeen kulan aad loo jecleestay,

ciyaarta oo labada dhinac isla dhaafi waayeen bareejo,waxaana la aaday gool ku laad,waxaana 5-3 ku badisay oo koobka ku qaaday kooxda ku ciyaaraysay magaca Miisaanka FC,

Tartankaan waa mid sanadkiiba mar laqabto waxaana inta uu socday koobka daawashadiisa ka soo qaybgalay daawadayaal aad u badan.

 

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA KULANKII SHALAY

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button