Breaking NewsHORYAALADAWARARKA MAANTA

Kabtanka xulka kubadda cagta Gobalka Gabilya oo ciyaaraha ka fariistay.

Qoralkan Waxa Qoray Kabtanka Gobalka Gabilya :

Maanta Waxa Isagootiyey Xulkii Gabiley Ee Aan Mudada Dheer Soo Hogaaminayey Waxa Wada Ciyaaray GABILAY 2 VS AWDAL 0
Halkaasi Oo Guushu Ku Raacday Gobolka Gabiley 2 Gool Waxana Kala Dhaliyey Messi& Mohamed Jufo

Waxaad Itusteen Inaad Ijeceshahiin
Waxaad Iisamayseen Xaflad wayn
Waxaad Igu Kalifteen Inaan Ooyo 😢 markaan arkay sidaad ii Jeceshihiin Dhamaantiin

Waxaan Iswaydiiyey 30 Sano kabacdi Miyaad Magaaladii Sharafta Lahayd Ee Gabiley Katagasaa ?
Jawaabtu Waxay Noqotay Maya Kamatagayo Ee Inaan Kala Joogo Qalbiga

Maxamedamiin Cumardheere Maayarka Magaalada Ayaan Umahadnaqayaa Sidii Fiicnayd Ee Uu Noogarab taaganaa Mudadii Xafladu Socotay Qaban Qaabadeedu

Ismail Aden ( Hindi )
Shaqsi iska lahaa Qabanqaabadii ciyaarta iyo qaabkii loosoo Agaasimay Waan Uga Mahad Naqayaa Waana Macalinkayga Gaarkaa Ee Kubada Cagta

Fadxi Mahamed Ali
Madaxii Protocol Iyo Gudoomiyihii Ciyaarta Maanta Shaqsi Soo Fududeeyey Inay maanta ciyaartani Sidan Udhacdo Mahad Sanid Abti

🙏 ᙭ᑌᒪkᗩ GᗩᗷIᒪEY 🙏

Maanta Waxad Samayseen Sagootin Wayn Oo Qalbigayga Oohin Ku Beertay Waan Isjecel Nahay Waligay Idin Ilaawi Maayo Sida Fiican Ee Aad Iisharafteen

🙏ᑕIYᗩᗩᖇTOOYᗩᗪII ᗩᗯᗪᗩᒪ 🙏

Waan Idiin Mahad Naqayaa Sida Fiican Ee Aad Nooga Soo Aqbasheen Codsigii Aan Idinku Dalbanay Waxaan Kaloon Idiinka Mahad Naqayaa Sidii Fiicnayd Ee Aad Noola Ciyaarteen

🙏 Garsoorayaashii Ciyaarta 🙏

Hawl Fiican Ayaad Qabateen Xirfadiinii Ayaad Nagala Qayb Qaadateen Buuq iyo Qaylo Iyo Wakhtiginii Ayaad Noo Soo Hurteen

🙏Photographers🙏

Sida fiican ee aad sawirada Quruxda Badan Uqaadeen Waad Kumahad Santihiin
Axmed Daahir & Abuwalad

🙏 Taageerayashii Sharafta Lahaa 🙏

Maanta Maalin Wayn Ayay Ii Ahayd Sida Fiican Ee Noogu SooHurteen wakhtigiina
Sacabkii Aad Igu Sagootideen 👏🏿👏🏿👏🏿
Idin Ilaawi Maayo

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button