Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

xulka kubadda cagta Somaliya oo xul adag ku aaday wajiga hore isrebrebka koobka aduunka 2022.

xulka kubada cagta Somaliya ayaa ku aaday xul aad u adag wajiga hore isrebrebka koobka aduunka 2022,ciyaaraha koobka aduunka ee lagu qaban doono dalka Qatar.

xulka kubada cagta Somaliya ayaa wajihi doono isrebreb laba kulan ah xulka kubada cagta zimbabwe oo lagu tiriyo in uu ka mid yahay xulalka ugu adag qaarada Africa.

Somaliya ayaa ciyaari doonto kulanka kowaad labada  bisha september halka kulanka labaad ay ciyaari doonto 9 bisha september,laabda kulan,waxa ay ka kala dhici doonaa zimbabwe iyo Jabuti.

Kaliya 28 ka mid ah kooxaha qaaradda – ayaa ah kuwa ugu hooseeya qiimeenta la sameeyay bisha Luulyo  World Ranking – kulumada isku aadka,waxaa lagu saleeyay qaabka ay xulalka uga heeleen qiimeena bilaha FIFA.

14-ka guuleyste waxay ku biiri doonaan wareegga kale ee 26-ka sare ee qaarada, kuwaasoo laga reebay wareega isreebreebka. 40kaas koox ayaa markaa loo qaybin doonaa toban kooxood oo afarta ah wareega labaad ee is-reeb-reebka.

Tobanka guuleyste ee kooxahaas ayaa markaa kadib la isku aadi doonaa mid kasta oo ka mid ah kulamada guriga iyo kan dibedda, iyadoo shanta guuleysta ay u sii gudbayaan Qatar 2022.

The World Cup Trophy is seen during the 2018 FIFA World Cup Russia Final

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button