Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

TARTANKA KUBADA CAGTA DEGMOOYINKA HARGEYSA OO SHALAY SI RASMI AH U FURMAY.

Tartanka kubada cagta degmooyinka Magaalada Hargaysa ayaa shalay si rasmi ah uga furmay garoonka weyn ee Hagaysa Satadium ee caasimadda Somaliland.

kulankii furitaanka ahaa waxaa shalay ku kulmay degmooyinka kala ah Axmed Dhagax iyo degmada lagu magacaabo Gaacan libaax oo labaduba ka dhisan Magaalada HARGEYSA

kulankaan oo ku bilaawday si xoogan ayaa ugu dambeentii ku soo dhamaaday 5-2  oo ay ku badisay degmada lagu magacaabo Axmed Dhagax,sanadkaan waxa ay u muuqataa degmo si weyn iskugu soo diyaarisay tartanka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button