Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Astaansports oo qabanayso tartan kubada cagta ah oo loogu magacdaray Business Tournament 2019

Astaansports ayaa markii ugu horeesay qaban doonto tartan ay ka qaybgalayaan qaar ka mid ah company-yada ganacsi ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

Tartanka ,waxa uu isku aadkiisa maanta ka dhacay xarunta Astaansports waxaa ka soo qyabgalay dhamaan 16-ka company ee tartanka ka qaybgalaya,waxaa loo qeebiyay Afar Group oo kala ah A,B.C,D.

Isku aadka,waxaa ka soo baxay kulumo aad u adag,waxaana isku dhacay company waa weyn oo ka mid ah company ugu caansan ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

Taranka,waxa uu bilaaban doonaa dhamaadka bishan an ku guda jirno,waxaa shuruudaha tartanka ka mid ah in ayna ciiri karin ciyaaryahnada soo ciyaaray tartamada sida degmooyinka A,B,C,D.

 

GroupA,waxaa galay

safari restaurant

solar gen

som plastic

blue sky airlines

Group B

muqdisho stars

Astaan Media

horn connect

digfeer

Group C

turkish airlines

simad university

signjet

IBS Bank

Group D

al imra university

Somlink

Dismo ICT

Somali Sports

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button