Laacib hore oo caan ah oo la xaqiijiyay geeridiisa.
Weeraryahankii hore ee Ghana, Nottingham Forest iyo Bristol Rovers Junior Agogo ayaa ku dhintey da’da 40 sano.
Agogo, wuxuu shaqadiisa ka bilaabay Sheffield Wednesday, wuxuu u ciyaaray dalkiisa 27 jeer wuxuuna dhaliyay 12 gool.
Wuxuu ciyaaraha ka fariistay sanadkii 2012 isagoo sidoo kale ka soo ciyaaray Mareykanka, Qubrus iyo Masar.
Agogo wuxuu ku dhacay cudurka istaroog sanadkii 2015 wuxuuna la halgamayay cudurkaas sida uu BBC u xaqiijiyay mid ka mid ah waalidiintiisa.
BBC ayaa dokumenti ay ka sameesay laacibkaan soo bandhigtay sanadkii 2017 ,wuxuu ahaa laacib inta badan aad loo jeclaa.
Naadiyadiisii hore uu soo maray laacibkaan,waxa ay baraha bulshada soo dhigeen qoraalo ay ugu tacsiyeenayaan geeridii ku timid laacibkoodi hore.
Qaybta hoose ka eeg qoraalada tacsida ee loo diray laacibkii hore ee xulka qaranka Ghana Junior Agogo.
#BarnetFC are deeply saddened to hear of the passing of former Bees striker Junior Agogo.
The thoughts from everyone at the Club are with Junior’s family and friends at this sad time.
Rest in peace, Junior 🙏 pic.twitter.com/jElidfTAA2
— Barnet FC 🐝 (@BarnetFC) August 22, 2019
Sheffield Wednesday are saddened to learn of the passing of our former player Junior Agogo.
Our thoughts are with Junior’s family and friends at this very difficult time. RIP pic.twitter.com/4AHHSuPw8M
— Sheffield Wednesday (@swfc) August 22, 2019
💙 RIP Junior Agogo.
A Gas legend, scoring 41 goals in 126 appearances.
Our thoughts are with his family and friends at this time. pic.twitter.com/iz7SyQCNiP
— Bristol Rovers (@Official_BRFC) August 22, 2019
Rest in peace, Junior ❤️
#NFFC are saddened to learn that former striker Junior Agogo has passed away.The thoughts of everyone at the club are with Junior’s family and friends at this sad time. pic.twitter.com/0t8wlpnEW1
— Nottingham Forest FC (@NFFC) August 22, 2019