Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

FT: Degmada Shibis oo ku baashaashay dhigeeda Kaaraan,+SAWIRRO.

Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ayaa wada ciyaaray kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019.

kulankaan,wuxuu ka tirsanaa Group D-,wuxuu ahaa mid aad u adag,wuxuuna ku soo dhamaaday 4-0 waxa ayna tani noqotay mid dhaawacday rajada kaaraan.

Shibis,waxaa goolka 1-aad u dhaliyay laacibka lagu magacaabo Najiib ,waxaa goolka kowaad u dhaliyay laacibka lagu magacaabo Abdifitax Dani,halka goolka sedexaad u dhaliyay laacibka lagu maacaaboElyaz Mahomed Abdisalaan Ahmed  oo ciyaarta badal ku soo galay ciyaarat.

Ciyaarta oo dhamaad ah ,waxa ay degmada Shibis dhalisay goolkii afaraad,waxaana u dhaliyay isla  laacibka lagu mgacaabo Elyaz Mahomed Abdisalaan Ahmed.

Ugu dambeentii ciyaarta,waxa ay ku soo dhamaatay 4-0 oo ay ku badisay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir 2019.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button