Uncategorized

Degmada Waaberi oo u soo gudubtay wareegga sideed dhamaadka ee tartanka kubada cagta degmooyinka G.Banaadir

Degmada Waaberi oo ah degmada difaacanayso koobka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta xaqiijisay in ay u soo gudubtay wareegga sideed dhamaadka ee tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka banaadir 2019.

Waaberi ayaa kulankii sedexaad ee Group A wajahdayday degmada Xamarweyne ,waxa ayna ugu badisay 2-0 oo yimid qyabtii labaad ee ciyaarta.

kulankaan,wuxuu ka tirsanaa Group A,wuxuuna ahaa mid aad u adag ,Waaberi ayaa sidaas ku xaqiijisay wareegga xiga ee tartanka ayadoo heesta wali hal kulan.

sedexdii kulan ay ciyaarta Waaberi,waxa ay keensatay sagala dhibood,maadaama uu Group A ka koobanyahay shan degmo wali Waaberi,waxaa u dhiman kulan ay wajihi doonto degmada Warta Nabada.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
  • wwws
Back to top button