Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Tartanka Golf Pan Arab Championships oo ka furmay Cairo, Masar,iyo xulka Soomaaliya oo ka qaybgalaya.

Dalka Masar,waxaa si rasmi ah kaga furmay Tartanka Golf Pan Arab Championships,waxaa uu sanadkaan yahay mid ka duwan sanadkii hore.

Tababaraha sanadkaan hogaaminaayo xulka qaranka Soomaaliya waa Cadow Ibraahim,wuxuu rajo wanaagsan ka leeyahay in sanadkaan uu guul ka soo hooy doono.

Mohamed abdirashiid ibraahim,Salma abdirashiid ibraahim iyo Sihaam abdirashiid ibraahim wa sadexda ciyaaryahan ee xulka qaranka soomaaliya ku matali doona tartanka Pan Arab Championships oo sanadkaan ay marti galineysa dowladda masar.

Sanadkii hore tartanka,wuxuu ka dhacay dalka Morocco,Soomaaliya,waxa ay ka gashay kaalinta shanaad ,balse sanadkaan,waxa ay leeyihiin rajo ka wanaagsan sanadkii hore.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button