Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Xulka kubada cagta Degmada Shibis oo si raaxa leh u soo gaaray wareegga sideed dhamaadka.

Xulka kubada cagta degmada Shibis oo si raaxa leh u soo gaaray wareegga xiga ee tartanka kubada cgata degmooyinka Gobolka Banaadir 2019.

Shibis ayaa 4-0 kaga badisay dhigeeda Wadajir,ka dib markii ay ku kulmeen kulanka ugu dambeeya Group D.

kulankaan oo ahaa mid aad u adag islamarkaana ahaa mid go’aaminaayo degmada u soo gudbi karta wareegga xiga ee tartanka ayaa noqday mid maamulka ciyaarta la wareegta mar walba degmada Shibis ciyaar ku soo dhamaatay 4-0.

Goolkii kowaad ee Degmada Shibis,waxaa u dhaliyay Maxamed Muqtaar daqiiqadii 26-aad ee qaybtii hore ee ciyaarta.

Laacibka Lagu magacaabo cabdiqani ayaa dhaliyay labada gool kulankaan,wuxuu u ahaa mid aad u adag,ugu dambeentii ciyaarta,waxa ay ku soo dhamaatay 4-0 oo ay ku badisay degmada Shibis sidaas ayey ugu soo gudubtay wareegga xiga ee tartanka.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button