Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Degmada Waaberi oo markii shanaad oo xiriri ah u soo baxday Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka G.Banaadir

Degmad Waaberi ayaa markii shanaad oo xiriri ah u soo baxday Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir,ka dib markii ay Gool kulaadyo 4-2 ah kaga soo baxday degmada Shangaani.

kulankaan oo ahaa mid aad u adag ayaa waqtigii loogu talagalay ku soo dhamaaday 0-0 labadii qayb ee ciyaartay,waxa ayna soo bandhigeen labada degmo ciyaar aad u qurux badan.

Wixii xiligaa ka dambeeyay,waxaa la aadya gool kulaadyo,degmada Shangaani ayaa iska qasaarisay sedex fursadood oo hadii ay dhalin lahayaeen u soo gudbi lahaa finalka tartanka.

Ugu dambeentii ciyaarta,waxa ay ku soo dhamaatay regoorayaal 4-3 ah,waxaa sidaas markii shanaad oo xiriir ah ku timid degmada Waaberi.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button