Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsWARARKA MAANTA

SAWIRRO:CAYAARTOOYDA XULKA QARANKA TAEKWONDO-GA SOOMAALIYEED OO TABABAR HEER CAALAMI UGA SOCDO WADANKA WAQOOYIGA KUURIYA

CiyaartoydaxulkaqarankaeeTaekwond-gaayaamaalmahaanwaxaytababarcaalami ah kuqaadanayaanwadankawaqooyigaKuuriyaeecaasimadiisatahay Soul. Waxaashalaytosoodhaweynaaduqiimobadaniyodhiiragelin ay qarankaSoomaaliyeedee Taekwondo-gakaheleenMadaxweynaha Taekwondo-gaaduunkaasagookusoobooqdayxaruntatababarkaardayda Taekwondo-gaaduunka.Waxuumadaxweynahataekwondow-gaaduunkakuamaanayXirrirkaSoomaaliyeedee Taekwondo-gasida ay uguuguhowlanyihiinhorumarintaciyaarahaTaekwond-gaiyosoosaaridacayaartooytayolehiyagoosanadihiilasoodhaafay ay usoohooyeenqarankaSoomaaliyeedbiladotirobadan. XulkaqarankaSoomaaliyeedayaasanadkan 2019 kuguuleystaykaalintasedexaadeecayaarahaqaaradaAfrika.

 

Tababrkaan oo sooqabanqaabiyeyXiriirka Taekwondo-gaaduunkaayaafaa’iidoweyn u lehcayaartooydajecelcayaarhaTeakwondo-ga. Sikastabo ha ahaatee, tababarkaanwaxaalooguuugutalagalay in lagudiyaariyociyaartooydaxulalkaqarankaaduunkaeekagaqeybgalidoonocayaarahaOlombikadaAduunkaee Tokyo 2020 oo laguqabandoonowadankaJabancaasimadiisa Tokyo.

 

Xulkaqaranka Taekwondo-gaSoomaaliyeedayaadiyaaargarowxooganuguugujiratartankafoodakusoohayaee is reeb-reebkaciyaarahaOlombikadaAduunkaeeqaardaAfirka, tartankaas oo bishaFebraayo 2020 kadhicidoonowadankaMarooko. Xiriirka Taekwondo-gaSoomaaliyeedayaawaxaauuudiyaarinayaacayaartooytayoleh oo matalaxulkaqaranka Taekwondo-gaSoomaaliyeedkaganaqeybgalacayaarahaisreeb-reebkaolombikadaaduunkaeeqaarada Africa.

 

Xiriirkaayaasidoo kale inoosheegay in ay dhawaanqabandonaantartankacayaaraha Taekwondo-gaeedegmooyinkaiyoiskuuladaoo laguqabandoonocaasimadaMuqdishusi ay u hormariyaancayaaraha Taekwondo-gaaynauguugudhiirogeliyaanciyaartooydaiyodhalinyaradajecelcayaarahaan.

  

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button