Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsWARARKA MAANTA

SAWIRRO:Abaalmarinta Football Awards 2019,oo markii ugu horeesay lagu qabtay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa marti qaaday habeen qurux badan ,ayadoo la Abaalmariyay Kubada cagta Soomaaliya,waxaa la bixiyay Abaalmarino kala duwan.

laacibka sanadka,Cabaas Amiin,Daafaca Sanadka,Cawali Walij,gool dhaliyaha sanadka, Anwar Shankuda,kooxda sanadka Elman FC, Goolhayaha sanadka Anwar Shankuda,laacibka qurba joogta Faysal Axmed,Laacibka ugu fiicnaa xulka qaranka Soomaaliya Cumar Maxamed.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA XAFLADA

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button