Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

DAAWO: Abdiweli Abdirahman oo ku guuleysatay abaal marinta Daafca ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019.

Abdiweli Abdirahman oo ku guuleysatay abaal marinta Daafca ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019,ka dib munaasabad ka dhacday Muqdisho.

Abdiwali Abdirahmaan ayaa Abaalmarintaa ku garaacay daafaca kooxda Horseed Maxamed,iyo kabtanka kooxda Muqdisho City ciise.

Abdiwali oo ka dib guushiisa hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay guusha uu gaaray,wuxuu u mahad celiyay Qoyskiisa iyo Madaxda kooxdiisa Dekedda FC.

 

https://www.facebook.com/astaansports/videos/2524194667856406/

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button