Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Mohamed Omar Daud oo ku guuleysatay abaal marinta laacibka ugu da’dayar Somalia 2019.

Mohamed Omar Daud oo ahaa kabtankii xulka Soomaaliya U-15 ayaa ku guuleestay Abaalmarinta Laacibkii ugu fiicnaa laacibiintii ugu da’dayaraa laacibiinta Soomaaliya 2019.

Mohamed Omar Daud oo ayaa ka mid ahaa ciayaryanadii xulka Soomaaliya wacdaraha ka dhigay dalka eritrea koobka Cecafa U -15.

 

https://www.facebook.com/astaansports/videos/3180805658614656/

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
  • xaa
Back to top button