Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Maxaa farqi u dhexeeya horyaalka Uganda iyo horyaalka Somalia premier league?

Maxamed Jelmeni waa weeraryahanka kooxda Raadsan sidoo kale waa gooldhaliyaha ugu sareeyo kooxda Raadsan FC.

wuxuu ciyaaraya horyaalka sedex kulank,wuxuu dhaliyay shan gool,waxaa la yeelanay waraysi dheer uu kaga hadlaayo farqiga u dhexeeya horyaalka Soomaaliya iyo horyaalka Uganda.

 

https://www.facebook.com/astaansports/videos/620179615464347/

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button