HORYAALADASOOMAALIYASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO:Muqdisho City oo guushii ugu horeesay horyaalka Soomaaliya gaartay,xili ciyaareedka 2019/2020.

kooxda Muqdisho oo gaartay guushii ugu horeesay horyaalka Soomaaliya xili ciyaareeka 2019/2020.

kulankaan,waxa ay ka hortagtay kooxda Dowlada Hoose kooxda lagu magacaabo Midnimo,wuxuu ku soo dhamaaday 4-0 oo ay ku badisay kooxda Muqdisho City.

Cabdulqaadir Nuur Eenow  ayaa goolasha loo yaqaano sedexleey u dhaliyay kooxda Muqdisho City halka Qays Cabdulle uu dhaliyay goolkii afaraad ee ciyaarta,

Si kastaba kulankaan,wuxuu u ahaa kooxda Muqdisho City  kulankaan kulankii ugu horeeyay ay badiso,ka dib sedex kulan oo ay horay u soo ciyaarta.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button