Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

Daawo: Maxaa ka dhacay oo Adan ogeyn wareega 1-aad ee Somali Premier League 2019/2020.

Waxaa soo dhamaaday horyaalka kowaad ee Soomaaliya wajiggiisii koowaad,waxaa ka soo baxay kulumo aad u wayn iyo dhacdooyin kala duwan.

Dekedaha ayaa ah kooxda koowaad ku jirto wali,waxa ay hogaanka ku haysaa laba dhibcood,ayadoo leh 20 dhibcood.

Muuqaalkaan,wuxuu ku saabsanyahay sida ay wax u dhaceen iyo waxyaabaha laga filan karo kulamada wajigga labaad.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button