Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Goolhayihii hore ee kooxda Manchester United oo gool xilli dambe ah u dhaliyay kooxdiisa reer Swedan.

Kubadda cagta ma jirtaa meel ka wanaagsan sida loo arko goolhaye gool dhalinaya waqtiga dhimashada ee ciyaarta.

Goolhayihii hore ee kooxda Manchester United Anders Lindegaard ayaa sidaa ku sameeyey isla ka soo muuqashada kulankii  ugu sarreeya Sweden ee ka soo muuqdo kooxda ka dhisan  magaalada Helsingborg.

36 jirkan deenishka ah ayaa ku ciyaarayay magaalada Falkenbergs markii uu dhaawacu soo gaadhay, goolhayaha deenishka ah ee 36 jirka ahi ayaa gool madaxaa ahaa dhaliyay,ka dib markii la soo qaaday  koorno isla markaana hal dhibic u badbaadiyay kooxdiisa..

Oo waxay ahayd yool muhiim ah oo ka hortagay kooxdiisu inay u dhacdo hoose ee miiska kala sareenta.

Lindegaard ayaa ka tagay United kuna biiray West Brom ka dib shan sano oo uu ku sugnaa 2015, sidoo kale wuxuu ku soo qaatay Preston iyo Burnley.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button