Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Furitaanka horyaalka Ligue 1 oo dib loo dhigay

Ciyaartii furitaanka ee xilli ciyaareedkii ugu sarreeyay horyaalka Faransiiska ee 2020-21 ayaa dib loo dhigay ka dib markii afar tijaabo oo coronavirus ah laga helay magaalada  Marseille.

Marseille ayaa lagu waday inay martigeliso Saint-Etienne jimcaha marka ugu horeysa lix bilood ka, dib  isbuuca soo socda ee Ligue 1.

Ololaha 2019-20 ayaa la joojiyay bishii Abriil sababo ku saabsan   masiibada Covid-19, iyadoo Paris St-Germain, oo 12 dhibcood oo nadiif ah ayadoo hogaanka ku haysaa , la siiyay abaalmarinta horyaalka.

Marseille v Saint-Etienne ayaa hada  ciyaari doonaa 16ka ama 17ka Sebtember.

 

Horyaalka Faransiiska ayaa usheegay kooxaha isbuucii hore in ay jiri karaan dib u dhac ku imaan karo horyaalka,haddii la helo ,waxyaabo sababi karaa dib u dhaca horyaalka sida Covid-19..

Daafacii hore ee Marseille Aston Villa Jordan Amavi ayaa laga helay  isbuucii hore, iyadoo seddex ciyaaryahan kale ay ku soo hartay wareega ugu dambeeya e tijaabada.

Waxay kansal gareeyeen ciyaar saaxiibtinimo oo ay la ciyaari lahaayeen  kooxda Jarmalka ka dhisan ee Stuttgart ka dib markii uu maray tijaabada wanaagsan ee Amavi.

Marseille, oo ay maamulaan tababarihi hore ee Chelsea iyo Tottenham Andre Villas-Boas, ayaa kaalinta labaad ku dhameystay xilli ciyaareedkii hore ee PSG.

Jimcihii, Faransiiska ayaa lagu daray liiska waddammada dadkoo tagi karaan  UK ,waxaana loo sheegay in loo  baahan yahay inay karantiil ku hayaan muddo laba toddobaad ah.

Raiisel wasaaraha Faransiiska, Jean Castex, wuxuu qirey in tirooyinka caabuqa ay “si taxadar la’aan ah ” uga socdaan dalkiisa

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button