Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Xiriirka Somaliyeed ee kubbadda cagta oo tababar u soo gabagabeeyay garsoorayasha dhexdhexaadin doonaan tartanka fustalka.

Xiriirka Somaliyeed ee kubbadda cagta ayaa usoo gabagabeeyay tababar garsoorayasha dhexdhexaadin doonaan tartanka fustalka.

Tababarkaan,wuxuu socday muddo laba maalmood ah,waxaa ka qaybgalay 16 garsooryaal ah oo u diiwaangashan xiririka Soomaaliyeed ee kubbdda cagta.

Waxaa bixinaayay tababarka macaliin ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ah oo kala ah Macalin Baasaale iyo Macalin Aways.

goor dhow,waxaa Muqdisho ka furmi doono tartan kubbadda cagta ah oo futsal.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
  • LOII
Back to top button