Breaking NewsHORYAALADAWARARKA MAANTA

SAWIRRO: isku aadka tartanka Somali youth league oo maanta Muqdisho lagu sameeyay.

Xarunta xiririka Soomaaliyeed ee kubbaadda cagta ,waxaa maanta lagu sameeyay isku aadka tartanka Scholada ee Somali youth league.

Tartanka sanadkaan waxaa ka qaybgalaya 16 School oo ka mid ah dugsiyada sare ee ku yaalada Gobolka Banaadir.

munaaasabadda isku aadka,waxaa goob joog ahaa madax ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta uu hogaaminaayo Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Maxamed Cali Shiine.

Martida lagu casuumay isku aadka,waxa ay ahaayeen Maxamed Bashiir Baabuuje iyo Cabdiwali Maxamed Maxamuud Cabdi Joon.

isku aadka,waxa uu ahaa qaab heer gruop ah,waxaa loo qeebiyay afar group,ayadoo isku aadka uu u dhacay sida hoos ka muuqato.

W/Q: Shucayb Haamud Ibraahim   

A.

Kaaraan

Yaaqshid

Banaadir Zone

Jaabir Bin Hayaan.

B.

Iftin

Shariif qulatayn.

Abu Xaniifa.

Camuud.

C.

Daaru Tarbiya.

21-November.

Al Ansaar.

Al Hudda.

D.

20-ka Secember.

Hoyga Xamar.

Godey

Dalsan.

tartanka,waxaa difaacanaya Scholka 21-November,waxaa la rajeenaya in uu furmo tartanka labada bisha soo aadan.

tartanka,waxaa la ciayari doonaa maalmaha khamiista iyo jimcaha.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button