WARARKA MAANTA

Sawirro: Kooxda MCC oo soo bandhigtay saxiixyo cusub oo ka yimid puntland iyo tababara xigeen cusub oo kooxda ku soo biiray.

kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City ayaa maanta soo bandhigtay sedex saxiix cusub oo kooxda ku soo biiray,ayadoo la soo shirtagi doonto kulmada koobka janaral daa’uud iyo horyaalka Soomaaliya 2020/2021.

Ciyaarayahanada ay la soo wareegtay waxaa ka mid ah, Cabdall ismaaciil xasan.

Ciyaarayahan Cabdi qani Axmed Cabdi kaarik

Laacibka sedexaad ee Soomaaliga ee kooxda ku soo biiray waa Cabdi kariin Axmed Maxamed gurey .

Sidoo kale kooxda MCC,waxa ay la soo wareegtay daaficii hore ee kooxda Elman FC ISSAHAQUA ZAKARIA.

Sidoo kale kooxda waxaa ku soo laabtay Caadil Nuur Cali oo ka mid ahaa ciyaaryahanadii waqtiga dheer ku soo qaatay kooxda Muqdisho City,waxaa uu ka mid noqonayaa shaqaalaha tababarka ee kooxda MCC.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button