General DaauudWARARKA MAANTA

Warbixin: Tartanka horyaalka dabaasha oo lagu qabtay degmada Deyniile G.Banaadir.

Tartanka dabaasha ee dhalinyarada ayaa markii ugu horeesay lagu qabtay Muqdisho,waxaa tartanka ka qaybgalaya sagaal tartamayaa.

tartanka,waxaa ku guuleestay tartamaha lagu magacaabo yaasiin Cabdulkaadir Maxamed labaad waxaa galay Ilyaas Cabdulkaadir Maxamed,halka sedexaad uu galay Cabdulqaadir Cumar Caabe.

guuleestaha tartanka waxaa hooyo u ah halyeyad Mulki Nuur Muudeey oo 40 sano ka hor Soomaali u soo hooysay guusha tartanka dabaasha.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka warbixnta ka hadlayso guuleestayaasha.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button