Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
SOOMAALIYAWARARKA MAANTA

Sawiro: kulankii dhexmaray kooxaha Bariga Dhexe iyo Somali Fruit, Mogadishu Stadium.

Garoonka wayn ee Mogadishu Stadium,waxaa ka qabsoomay kulan ka tirsan horyaalka heerka sedexaad ee Soomaaliya Somali Division Two 2019/2020.

kulankaan,wuxuu ahaa mid aad u adag,waxa uuna ku soo dhamaaday 2-1 oo ay ku badisay kooxda Somali Fruit.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button