Breaking NewsSOOMAALIYA

Isku aadka Warreega 1-aad ee Horyaalka Somali Premier League 2020-2021 Oo La Sameeyay.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa soo saareen jadwalka isku aadka warreega horyaarlka heerka 1-aad ee dalkeena Somali Premier League 2020-2021 dhamaan kooxaha ka qaybgalayo horyaalka ayaa ku jiro diyaar garoow xoogan, waxaana inta badan kooxaha horyaalka heerka 1-aad Somali Premier League ay soo bandhigeen saxiixyo cusub.

 kooxd kubadda cagta Muqdisho Clup oo ku guuleysatay Somali Premier League  xili ciyaareedkii aan ka soo gudubnay 2019-2020, ayaa kulankeeda ugu horreeyo waxey la ciyaari doonta kooxda Elman Fc oo kamid ah kooxaha sanadkaan diyaar garowga  xoogan ugu jiro ku guuleysiga horyaalka xili ciyaareedkan cusub sidoo kale kulamada kale ugu adag waxaa kamid ah kooxda Dekaddaha ayaa kulankeeda ugu horreeyo wajihi doonto naadiga Gaadiidka waana kulamada isbuuca 1-aad ee horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Somali Premier League

Kooxaha ayaa iskugu beegmay

Muqdisho  VS Elman Fc

Heegan  VS   Midnimo

G/Afrika  VS    Jeenyo

Raadsan   VS  Horseed

Gaadiidka VS   Dekaddaha

Hoos ka Akhriso Jadwalka Horyaalka heerka 1-aad ee Somaali Premier League .

W/Q: Shucayb Haamud Ibraahim

Image may contain: text that says "SFF SOMALI DIVISION ONE 2020/21 เรKU AADKA WAREEGA 1-AAD G.AFGOOYE VS MADBACADA JAZEERA VS SAXAFI BADBAADO SAXAFIFC Vs BFC SOMALI FRUIT BATROOLKA VS RAJO WAXOOL VS JAMHUURIYA @ASTAANSPORTS WWW.ASTAANSPORTS.COM"

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button