Breaking NewsHORYAALADA

SAWIRRO: Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii U Dhexeeyay Kooxaha Heegan & Dekaddaha.

Kulankaan oo ka tirsanaaa horyaalka Somali Premier league warreegiisa 6-aad  ayaa galabta lagu ciyaaray garoonka Eng-yariisoow ee degmada C/casiis.

Ciyaartan oo u dhexeesay kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Dekaddaha waxaa labada kooxood ay soo bandhigeen qaab ciyaar awood ahaan garbo siman waxaana qaybtii hore kulanka ay labada dhinac ay abuureen fursado halis ku ahaa dhan waliba, qaybtii koobaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0,  

Garsoore C/fitaax Saciid Mire oo ahaa garsooraha ciyaartan ayaa bixiyay, qaybtii hore hal calaamad oo ah kaarka hurdiga waxaana loo taagay ciyaaryahanka lambarka 8-aad Maalik Akuah oo ka tirsan kooxda Dekaddaha ma jirin calaamad kale uu bixiyay garsoore C/fitaax Saciid Mire maadaama qaladaad badan aan laga diiwan galin 45-ta daqiiqo ugu horreysay kulanka.

Marka dib la isugu soo laabtay qaybtii labaad ee ciyaarta kooxda kubadda cagta Heegan waxey la soo laabteen qaab ciyaareed weerar ku dhisan waxaana jiray fursado laga badbaadiyay ciyaartoyda kooxda heegan sidoo kale kooxda kubadda cagta Dekaddaha waxey soo bandhigeen qaab ciyaareed daafac iyo weerar ku dhisan dhankooda waxey iska difaaceen weerar walbo oo kooxda heegan ay ku dooneysay iney gool ku dhaliyaan hase yeeshee natiijada ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 0-0 oo labada kooxood ay dhibcaha ku qeebsadeen.

Qaybtii labaad waxaa uu garsooraha bixiyay 4-kaar oo ah kaarka hurdiga waxaana uu kala siiyay labada kooxood kooxda kubadda cagta Dekaddaha waxaa loo taagay Rafael Adeda iyo C/wali waliij halka dhanka kooxda Heegan la siiyay ciyaartoyda kala ah Sserimura Bronson iyo iyo C/fitaax Idiris taas oo ka dhigan in kooxda dekaddaha loo diiwan galiyay guud ahaan ciyaarta seddex kaar, halka labo kaar loo diiwaan galiyay kooxda heegan.

Si kastaba horyaalka Somaali Premier league ayaa la ciyaaray tudabaadkii 6-aad.

WQ/Daacad

May be an image of 3 people, people standing and outdoors
May be an image of 5 people, people standing, outdoors and text
May be an image of 9 people, people standing, grass and text
May be an image of 10 people, people standing, people playing American football and grass
May be an image of 1 person, sitting and outdoors
May be an image of one or more people, people sitting and outdoors
May be an image of 1 person, playing American football, standing and grass
May be an image of 1 person, playing American football, standing, grass and text
May be an image of 1 person, standing, playing American football, grass and text
May be an image of 2 people, people standing, people playing American football and grass
May be an image of 2 people, people playing American football, people standing, grass and text that says "ടി T www.astaansports.com @astaansports Astaan Sports @astaansports Astaan Sports"
May be an image of 2 people, people playing American football, people standing, grass and text that says "ငി www.astaansports.com @astaansports Astaan Sports @astaansports Astaan Sports"
May be an image of 1 person, standing, playing American football, grass and text
May be an image of one or more people, people playing American football, people standing, grass and text
May be an image of 4 people, people standing, grass and text that says "ငി T www.astaansports.com @astaansports SOMALI Astaan Sports @astaansports Astaan Sports"

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button