2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupTartanka Degmooyinka 2023

Wax ka ogow dhacdooyinkii laga diiwaangaliyay kulankii Yaaqshiid V Garasbaaley Guruubka B

Kulankan oo ka tirsanaa Guruubka B waxa uu ahaa kulankii koowaad ee wada ciyaaraan labada degmo ee kala ah Yaaqshiid iyo Garasbaaley, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii laga diiwaangaliyay kulan cayaareedkan.

>-Cabdiwaasac mukhtaar oo ka tirsanaa degmada Shingaani kuna guuleystay gooldhalnta tartanka degmooyinka sanadkii 2021-ka ayaa kasoo muuqday degmada Yaaqshiid.

>-Cabdifitax cali Diini oo kamid ahaa xiddigihii degmada Yaaqshiid ee sanadkiii 2021-ka ayaa markan ka soo muuqday degmadiisa Yaaqshiid isagoo xiran calamada kabtanimo

>-Cabdiwaasac mukhtaar oo ku guuleystay gooldhalinta tartanka degmooyinka sanadkii 2021-ka ayaa sameeyay labo caawin kulankiisa ugu horreeyay ee degmada Yaaqshiid.

>-Cabdifitax cali Diini ayaa dhaliyay goolkiisa afaraad ee yaaqshiid sanadkii 2021-kii wuxuu dhaliyay labo gool sidoo kale kulankana wuxuu dhaliyay labo gool

>-Deegaanka Garasbaaley oo markii labaad ka qaybgalayo tartanka degmooyinka wax guul ah magaarin 3 jer waxaa laga adkaaday 2021-kii halka 2023 ay lumiyeen kulankoodii furitaanka

>-Sakariye xasan warsame ayaa dhaliyay goolkiisa ugu horreyay degmada yaaqshiid iyo tartanaka degmooynka yo deegaannada gobolka Banaadir.

>-Garasbaaley marnaba guul magaarin tartanka degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir markii labaad ee ka soo qahbgalaan

>-Cabduqaadr Aweys ayaa deegaanka Garasbaaley ka qasaariyay Gool-kulaad loo dhigay qaybtii labaad ee kulanka

>-Garsoore Xasan xuseen ayaa ahaa garsooraha kulankan

>-Garoonka Stadium Muqdisho ayaa lagu ciyaaray

WQ/Daacad

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button