2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupTartanka Degmooyinka 2023

Dhacdooyinkii laga diiwaangaliyay kulankii Shibis V Garasbaaley Guruubka B

>-Bashiir cabdi Faarax ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee afar gool ka dhaliya tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka Banaadir 2023.

>-Shibis ayaa laga dhaliyay goolkii ugu horreeyay kulankii labaad ee ciyaaraan tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka Banaadir.

>-Weeraryahanka degmada shibis Faarax cumar cusmaan ayaa dhaliyay dhammaan shanta gool ee degmada Shibis ay ka dhalisay tartanka degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir.

>-Cabdimaalik Maxamed Axmed oo ka tirsan degmada Shibis ayaa sameeyay labo caawin qaybta koowad ee kulanka.

>-Garsooraha kulankan wuxuu ahaa Yoonis Cabdi.

>-Kulankan waxaa la bixiyay kaliya hal kaar oo ah kaarka digniinta waxaana la siiyay Khaalid Takar oo ka tirsan degmada Shibis.

>-Garoonka Eng yariisow ee degmada Cabdicasiis ayaa lagu ciyaaray kulankan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button