2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupTartanka Degmooyinka 2023Uncategorized

Wax ka ogow dhacdooyinkii laga diiwaangaliyay kulankii Shingaani V X/wayne Guruubka D

>-Degmooyinka X/wayne iyo Shingaani ayaa markii saddexaad oo xiriir ah ku kulmay tartanka degmooyinka labo mar oo ka mid waxaa adkaatay Shingaani marna waxaa adkaatay Xamar wayne.

>-Cabdirisaq Maxamed Cabdullahi ayaa dhaliyay labadii gool ee ugu horreysay uu ka dhaliyo tartanka degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir.

>-Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan ayaa sameeyay caawintisa ugu horreysay tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka bandir xilli kulankii kowaad isaga uu dhaliyay goolkii ay ku adkaatay degmadiisa Shingaani

>-Degmada Xamar Wayne ayaa laga adkaaday labadii kulan ay cayaartay tartanka degmooyinka xilli sanadkii 2021-ka ay ku hareen heerka guruubka tartanka degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir.

>-Garsooraha kulankan wuxuu ahaa Yaxye Daahir wuxuu bixiyay shan kaar oo ah kaarka digniinta waxaana la siiyay saddex ka mid ah degmada Shingaani halka labo kaar la siiyay X/wayne

>-Garoonka Eng-yariisow ayaa lagu ciyaaray kulankan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button