2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupTartanka Degmooyinka 2023

Dhacdooyinkii laga diiwaangaliyay kulankii Cabdicasiis V Kaaraan Guruubka B

>-Axmed Maxamed Yuusuf ayaa dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee degmada cabdicasiis ka dhlisay tartanka degmooyinka iyo deegaannada gobolka banaadir

>-Degmooyinka dariska ayaa horey u ciyaaray tartanka degmooyinka sanadkii 2017ki waxaana adkaatay degmada Kaaraan.

>-Degmooyinka Kaaraan iyo Cabdicasiis ayaa laga soo adkaaday kulankoodii koowaad waxaana soo garaacday degmada Shibis oo ay ku wada jiraan Guruubka B

>- Degmada Kaaraan ayaa laga adkaaday labadii kulan ay ciyaartay Guruubka B xilli sanadkii 2021-ka ay ku hareen warreegga sideed dhammaadka.

>-Garsooraha kulankan wuxuu ahaa Fu’aad wuxuu bixiyay

>-Garoonka lagu ciyaaray waa Muqdisho Stadium

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button