2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupTartanka Degmooyinka 2023

Waxyaabihii laga diiwaangaliyay kulankii Gubadley V Daarusalam Guruubka A

>-Cabdullahi Cabdi oo beddel ku soo galay ayaa dhaliyay goolkiisa ugu horreeyay tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka Banaadir

>-Deegaanka Gubadley ayaa noqday deegaankii ugu horreeyay ee guul gaaro saddex jeer oo xiriir ah tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka Banaadir

>-Degaannada Daarusalaam & Gubadley ayaa ku kulmay markoodii ugu horreysay tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka Banaadir waxaana adkaatay Gubadley

>-Cabdullahi Cabdi ayaa gool caawiyay goolna dhaliyay isagoo beddel ku soo galay cayaartii qaybtiii labaad

>-Deerow Xasan Maxamed oo beddel ku soo galay ciyaarta ayaa dhaliyay goolka labaad ee ciyaarta iyo goolkiisa koowaad ee kulanka.

>-Garsooraha kulankan wuxuu ahaa Yoonis

>-Kulankan waxaa lagu cayaaray Garoonka Eng-yariisow.

WQ/Daacad

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button