2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupPremier LeagueWararka
Xiddigaha u soo wada ciyaaray kooxaha Man City iyo Arsenal ka hor kulankooda caawa

Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad ku soo dhoweyn doonta caawa naadiga Arsenal kulan lagu go’aamin karo halka ay u jihaysanayso hanashada horyaalka Premier League.
Waxaa jira 10 ciyaaryahan oo u soo wada ciyaaray labada kooxood ee Man City iyo Arsenal, waxaana ugu dambeeyey Gabriel Jesus iyo Oleksandr Zinchenko.
Haddaba waxaan halkaan hoose ku eegeynaa magacyada xiddigaha u soo wada ciyaaray labada kooxood ee Manchester City iyo Arsenal ka hor kulankooda caawa 10:00 habeennimo xilliga geeska Afrika iyo xilliyadii ay u soo ciyaareen kooxahan.
Warbixintan oo ay sameysay shabakadda Bleacher Report Football ayaan ka billaabaynaa sidii ay u kala horreeyeen xiddigahan:-










Astaan Sports