Wax ka ogow 50-ciyaartoy oo ku matalay xulalkooda da’da 20-jirada koobka Adduunka ee ku guuleystay Koobka Adduunka ee FIFA.
Tirada ciyaartoyda FIFA ee da’da 20-jirada ee ku guulaysta Koobka Adduunka:
Koobka Adduunka ee FIFA da’da 20-jirada waxa la daah furay 1977kii
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa 50 ciyaartoy oo ku matalay xulalkooda da’da 20 jirada koobka Adduunka ee ku guuleystay Koobka Adduunka ee FIFA.
Waxaan ku horeen doonaa dalalka hoggaaminayo ama kulahaa ciyaartoyda ugu badan ee soo matalay da’da 20-jira kooka adduunka
Xulka Argentina ayaa kulahaa 13 sannadkii 2022
Xulka Spain ayaa kulahaa 10 ciyaartoy sanadkii 2010
Xulka Brazil ayaa kulahaa 6 ciyaartoy sanadkii 1994
Xulka Brazil ayaa kulahaa 6 ciyaartoy 2002
Xulka Argentina ayaa kulahaa 5 ciyaartoy sanadkii 1986
Xulka France ayaa kulahaa 5 ciyaartoy sanadkii 2018
Xulka France ayaa kulahaa 2 ciyaartoy sanadkii 1998
Xulka Italy ayaa kulahaa 1 ciyaartoy 1982
Xulka Germany ayaa kulahaa 1 ciyaartoy sanadkii 2014
Xulka Jarmalka Galbeed ayaa kulahaa 1 ciyaartoy sanadkii 1990
Xulka Argentina wax ciyaartoy oo 20 jir ah uguma qaybgalin sanadkii 1978
Xulka Italy wax ciyaartoy oo 20 jir ah uguma qaybgalin sanadkii 2006
Xulka Argentina uguma qaybgalin ciyaartoy da’da 20-ka sano sanadki1978
Xulka Italy ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 1982, waa hal ciyaaryahan
Giovanni Galli (1977)
Argentina ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 1986, waa kala yihiin.
Diego Maradona (1979)
Jorge Burruchaga (1981)
Nestor Clausen (1981)
Carlos Tapia (1981)
Luis Islas (1983)
Jarmalka Galbeed ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 1990, waa hal ciyaaryahan
Andreas Moller wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada sanadkii (1987)
Brazil waxaa ku matalay ciyaartoyda koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 1994, waxay kala yihiin.
Bebeto wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada sanadkii (1983)
Dunga wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada sanadkii (1983)
Jorginho wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada sanadkii (1983)
Muller wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada sanadkii (1985)
Taffarel wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1985)
Leonardo (1989)
Xulka France ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 2002, waxay kala yihiin
Thierry Henry (1997) iyo David Trezeguet (1997)
Xulka Brasiil waxaa ku matalay ciyaartoydan
Roberto Carlos wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1991)
Dida wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1993)
Denilson (1995)
Luizao wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1995)
Ronaldinho wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1999)
Kaka wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2001)
Xulka Spain ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 2010, waxay kala yihiin
Iker Casillas wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1999)
Carlos Marchena wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1999)
Xavi wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (1999)
Andres Iniesta wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2003)
Raul Albiol wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2005)
Cesc Fabregas wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2005)
Fernando Llorente wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2005)
David Silva wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2005)
Juan Mata wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2007)
Gerard Pique wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2007)
Germany ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 2014, waa hal ciyaaryahan
Ron-Robert Zieler wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2009)
France ciyaartoyda ku matalay koobka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 2018, waxay kala yihiin
Antoine Griezmann (2011)
Alphonse Areola (2013)
Paul Pogba (2013)
Florian Thauvin (2013)
Samuel Umtiti (2013)
Argentina ciyaartoyda ku matalay kooka Adduunka da’da 20-ka sano ka yar, sidoo kale kuna guuleystay koobii Adduunka ee Fifa 2022, waxay kala yihiin
Lionel Messi wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2005)
Angel Di Maria wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2007)
Papu Gomez wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2007)
Emiliano Martinezwuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2011)
German Pezzella wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2011)
Nicolas Tagliafico wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2011)
Angel Correa wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2015)
Juan Foyth (2017)
Lautaro Martinez wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2017)
Lisandro Martinezwuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2017)
Gonzalo Montiel wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2017)
Exequiel Palacios wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2017)
Julian Alvarez wuxuu ciyaaray isago jiro 20 sano koobkii Adduunka da’da 20 jirada ka yar sanadkii (2019)
Astaan Sports