2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupPremier LeagueWararka

RASMI: Edinson Cavani oo ku biiray kooxda Boca Juniors

Edinson Cavani oo 36-sano jir ah ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Boca Juniors ee ka dhisan dalka Argentina.

Boca Juniors ayaa heshiis ku eg ilaa December 2024 la gaaray  Edinson Cavani kaddib markii uu burburiyey heshiiskiisii kooxda Valencia.

Weeraryahankan reer Uruguay ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxaha Napoli, Paris Saint-Germain iyo Manchester United.

Astaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button