WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Kooxaha Halgan iyo Super Shel oo barbaro ku kula baxay tartanka Astaan Cup 2023

Kooxaha Halgan iyo Super Shel ayaa barbaro ku kula baxay kulan qeyb ka ahaa tartanka Astaan Cup ee ka soconaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.

Tartanka kubadda cagta ee Astaan Cup ayaa maalin ka hor ka furmay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, waxaana tartankan uu yahay horyaalka heerka koowaad ee Afgooye.

Waxaa tartankan oo ay gabi ahaantiis ay taabagelinayso Astaan TV shalay ku wada ciyaaray garoonka Bariga dhexe ee degmada Afgooye kooxaha Halgan iyo Super Shel, waxaana ay isla dhaafi waayeen barbaro goolal la’aan 0-0 ah.

Waa kulankii labaad ee tartankan oo barbaro goolal la’aan ah ku dhammaanaya, kaddib markii kulankii furitaanka ay barbaro ku kala baxeen kooxaha Kalamanjara iyo Waxool.

Weli wax gool ah la iskama dhalin waxaana kooxaha Halgan, Super Shel, Kalamanjara iyo Waxool ay wada leeyihiin min hal dhibic.

Astaan Sports oo u taagan sare u qaadista ciyaaraha dalkeenna ayaa degmo iyo tuulo u tagaysa sidii ay u dhiiri-gelin lahayd dhallinta Soomaaliyeed, waxa aan guud ahaan ka shaqeynaynaa tartankan xambaarsan magaceenna.

SAWIRRO:

May be an image of 1 person, child and text

May be an image of 6 people, child, people playing football and text

May be an image of 7 people, crowd and text

May be an image of 9 people and text

May be an image of 2 people, people playing football, people playing American football, crowd, grass and text

May be an image of 7 people, people playing football, people playing American football, grass and text

May be an image of 16 people, people playing football, people playing American football, grass and text

May be an image of 7 people, people smiling and text

May be an image of 10 people, people playing American football, people playing football, grass and text that says "င @astaansports"

May be an image of 8 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 9 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 12 people, people playing American football, people playing football, grass and text that says "LGIN ER SHEL 20 HALGAN GAN HAL င @astaansports"

May be an image of 6 people, people playing football, people playing American football, grass and text

Astaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button