Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA
SAWIRRO: Waddamada Yemen iyo Sudan oo kulan saaxiibtinimo ku wada ciyaaray Muqdisho

Kooxo kubadda cagta ah oo ka kala socday Waddamada Yemen iyo Sudan ayaa kulan saaxiibtinnimo xalay ku wada ciyaaray Magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ahaa mid ah ayaa waxaa 2-1 ay guushu ku raacday kooxda Yemen.
Waxa uu kulankan horudhac u yahay koobka ay Magaalada Muqdisho ku wada ciyaari doonaan Jaaliyadaha ku nool Soomaaliya, kaasoo goor sii horreysay isku aadkiisa la sameeyey.
SAWIRRO:




































Astaan Sports