Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Garoonka Kolleyga ee Muqdisho oo laga billaabay hawlo nadaafadeed

Waxa la bilaabay in qashinka laga guro garoonka Kubadda Kolleyga ee Muqdisho, kaasoo muddo fog aan lagu ciyaarin.

Geedo badan oo qariyey ayaa laga gurayaa, waxaana la doonayaa inuu muddo aad u dheer kaddib dayactir lagu sameeyo oo uu dib u howl billaabo.

Maalmo yar ka hor ayay ahayd markii Wasaaradda dhalinyada iyo ciyaaraha ay garoomada ku yaala Stadium Muqdisho ku wareejisay xiriirrada kala duwan ee dalka ka jira kuna amartay inay dib u howlgaliyaan.

Muuqaalka Garoonka Kolleyga oo qashinka laga gurayo.

SAWIRRO:

May be an image of text that says 'C K いだ一い foyc fo O foya@astoonsports D @astoonsports'

May be an image of text

May be an image of text

May be an image of one or more people, beard, people smiling and text that says 'SPF Ο‚ H HETH fo foyo f@yo@astoonsports @astaonsports'

May be an image of one or more people and text

May be an image of one or more people and text

May be an image of 2 people, people standing, outdoors and text

May be an image of text

No photo description available.

May be an image of 1 person and text

May be an image of text that says 'W Ο‚ .ζ¬’ 134 fovo@ostoonsports @ostoonsports'

May be an image of textAstaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button